Al Shabaab oo lacago badan u qeybisay Qoysas kunool Muqdisho (Daawo Sawirada)

Al Shabaab ayaa lacago badan oo Zako ah u qeybisay qoysas badan oo danyar ah kunool magaalada Muqdisho , waxaana munaasabada lacagta lagu qeybinayay kasoo qeyb galay masuuliyiin katirsan Al Shabaab. Munaasabada lacagaha Zakada loogu qeybinayay qoysaska Danta yar ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin katirsan Al Shabaab uu kamid ahaa Gudoomiyaha Al Shabaab u … Continue reading Al Shabaab oo lacago badan u qeybisay Qoysas kunool Muqdisho (Daawo Sawirada)